Shabakad abaabulan iyo ninkii madaxda u ahaa oo loo gudbiyay Maxkamadda Gobolka Banaadir

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay shabakad abaabulan oo ku eedeysan sameynta iyo ka ganacsiga waxyaabaha maanka dooriya. Xeer ilaalinta Qaranka ayaa sheegtay in howlgal lagu soo qabtay ninkii madaxda u ahaa iyo xubno kale oo la shaqeenayay oo katirsanaa shabakadan ka ganacsata maan-dooriyaha gaar ahaan xashiishka iyo calaqa. … Continue reading Shabakad abaabulan iyo ninkii madaxda u ahaa oo loo gudbiyay Maxkamadda Gobolka Banaadir